Tuesday, August 5, 2008

Dumada iyo caruurta

Duumada ama malaria waxay six ahaan ugu dhacdaa caruurta iyo dadka aan u lahayn difaaca. Hooca halista ah ee duumadre waxay ilmaha Ku dili karfaa in ka yar 12 saac marke Jirada Calaamadeheedu bilaabmaan. Kala xidhiidh Takhtarkaaga ka horfagga duumada(eeg qoraalka duumada), iyo dawada La Qaato hadii uu cururka yihaado. Shilalka iyo dhaawaca.
Maxaa ugu daran oo ku dhici kara caruurta Safarka ah?
Shilka iyo dhaawaca ayaauguhalis badan caruurta safarka ah Ka feejignow wadooyinka iyo caruurta, suunka gaadhiga isticmaal, waxa ugu labad gelyo badan caruurta waa kursiga dhexda ee dambe Ka ilaali caruurta biyaha wax liqa waayo aad bay u tahay shil halis ah. Ka ilaali caruurta waxa laga yaabo in aany iyagu arki Karin khatarfooda.

sida korontado, sunta jiirka Ka ilaali xoolala side lo’ado iyo digaaya oo laga yaabo iray caruurta u
gudbiyaan Jiro. Hubi meesha ay caruurta ku dheesho in ay fahay amaan. Safarka iyo Hurdada Caruurta (Jet lag and insomnia in children)
ma jirta dawo aad u fiican oo mucjiso ah oo ilmaha markiiba kaa seexisaa. Waxase Jira dawooyin laga helo farmasiga Sida Benadryl oo loo isticmaalo sanboorka, cuncunka iyo xasaasiyada oo ilmaha seexisaa. Waxay aad u caawisaa ilmaha hurdo hayso oo ay siisaa hurdo gama’ leh. Tijaabi inta aanad diyaaradda fuulin ee aanad weli dhoofin guriga intaad joogto tijaabi oo sii ilmaha si aad u hubisu in uu ku seexan karo.


Boqolkiiba 15 caruur ah ayaa dheguhu ku xanuunaan duulimaadka, gaar ahaan marka diyaaradu degayso.
Marka ay soo degeyso diyaaradu sii ilmaha naaska, ama dhalada caanaha (masaasadda) ama wax un cabo si dhegaha culaysku ugu yaraado. Qofka weyn xanjo ha caalashado, ama afka ka kala qaado sidii isaga oo xanjo calaashanaya. Xusuuso arrimahan marka and Safar Ku Jirtid oo ku hayso shandadda Basaboorka iyo Tigidhku Ku Jiraan. Hadii ilmuhu Shubmo oo Laba goor in ka badan intii caadiga u ahayd uu
saxardudo, oo suban biyo ah dhigo isticmaal dawada(antibroke)Takhtarka u soo qoray Shubanka ilmaha, gaar ahaan hadii uu leeyaha qandho ama xumad, dhiig la socdo saxarada ama calooL xanuun Jiro. Hadii uu yahay suban biyood kali ah sii biyo iyo cunto caadh’ah. Hadii uu matag iyo suban Jiro isticmaal dawada dheecanka iyo nafaqada.

Duumadu waa cudur ay keento kaneeco sumeysan oo qaniinta dadka.
Waxay keentaa qando, ama xumad, dhaxan, madax xanuun, jidh xanuun, Matag iyo calaamado kale oo badan.